(Laanta Norway ee Xisbiga Kulmiye oo Guddi Cusub dooratay. )
Oslo, Norway -Shir ballaadhan oo ay isugu yimaadeen xubnaha Laanta xisbiga Kulmiye ee Norway 29-kii bishan june ayaa lagu doortay guddi cucub, laguna falanqeeyey arrimo badan oo muhiim ah. Arrimaha lagu gorfeeyey shirka ayaa badi ku saabsana danaha iyo ujeedooyinka Laanta Kulmiye ee Norway. Ugu horrayn […]
kulmiye
Shixnad Lacag cusub ah oo u soo degtey Daahir Riyaale
June 18th, 2008
Berbera (Somaliland.org) – Shixnad lacag Shilin Somaliland cusub ah oo uu soo daabacday hoggaamiyaha xisbiga talada haya, Daahir Riyaale ayaa maanta dalka soo gaadhey.
Shixnaddaa lacagta ah oo ay siddey Diyaarad khaas ahi waxay maanta duhurkii ka soo degtey Gegida Diyaaradaha ee magaalada Berbera, waxaana […]
Shirweyn uu Laanta Norway ee Axadii 08.Jun.2008 iyo Goamadii ka soo baxay (Daawo Sawirada)
June 17th, 2008
Shirweyn uu Laanta Norway ee Axadii 08.Jun.2008 iyo Goamadii ka soo baxay.
Waxaa shirweyn hordhaca isagu yimid xubno badan oo ka mid ah Kulmiye Norway, shirkaas oo hordhaca ahaa waxaa laga hadlay 3 qodob ee soo socda:
Ansixinta Sharcigii Laanta oo dhamays […]
Xildhibaan Golaha Wakiillada Somaliland Ka Tirsan,Oo Heshiiska Mucaaridka iyo Xukuumaddu Wada Gaadheen Sharci-darro Ku Tilmaamay.
(Cabdiraxmaan Saylici)
hadhwanaag 2008-06-04 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland,ayaa sharci-darro ku tilmaamay heshiiska ay Xisbiyada Mucaaradka ah iyo Xukuumaddu dhawaanta gaadheen, marka loo eego qaabka ay u wajaheen, isla markaana waxa uu tilmaamay […]
. Burco (Somaliland.org) – Xuska Sanadguuradii 20aad ee ka soo wareegaty 27-May 1988, markii ay Xoogagii SNM soo galeen gudaha dalka, gaar ahaan magaalada Burco ayaa maanta lagu qabtay fagaaraha khayriyada ee magaalada Burco.
Xuska munaasibadan oo ay soo qabanqaabiyeen maamulka degmada Burco, ayaa waxa ka qaybgalay qaar ka mid ah saraakiishii sare-sare ee ururkii SNM […]
Muj Aniis Cabdillahi Ciise
Washington D.C
Maalin wliba waxa aan marnaba ka guureyn xiska muwaadin kasta oo reer somaliland oo damiir fayow lahaa gudagalkii Burco ee May 27, 1988, Iyo gudagalkii Hargeysa ee May 31, 1988. Waxa ay xasuus dheer u leedahay mujaahidiintii Ciidanka xoreynta SNM khaasatan ciidanka qaybaha 12 ee Madiina iyo 31 ee […]
May 27th, 2008
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca xisbiga KULMIYE, Waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa guud ahaa shacbiga reer Somaliland, Mujaahidiinta Ururka SNM, Agoomahoodii iyo Naafadoodiiba, isaga oo ku hambalyeynaya maalmaha xusuusta weyn mudan ee 27/05/2008 iyo 31/05/2008, ee ku beegan guddo-galkii Magaalooyinka Burco 27/05/1988 […]
. Burco (Somaliland.org) – Xuska Sanadguuradii 20aad ee ka soo wareegaty 27-May 1988, markii ay Xoogagii SNM soo galeen gudaha dalka, gaar ahaan magaalada Burco ayaa maanta lagu qabtay fagaaraha khayriyada ee magaalada Burco.
Xuska munaasibadan oo ay soo qabanqaabiyeen maamulka degmada Burco, ayaa waxa ka qaybgalay qaar ka mid ah saraakiishii sare-sare ee ururkii SNM […]
Shirweyne ay yeesheen taageerayaasha iyo xubnaha xisbiga KULMIYE Sweden kana dhacay Caasimada labaad ee Gothunberg ayaa lagu doortay Gudigii hogaaminta
Ee xisbiga Kulmiye Sweden. Ergooyinkaa oo ka kala yimi gobalada kala duwan ee wadanka ayaa waxay si saraaxadle uga doodeen Ajandayaashii horyaaley shirweynaha Kulmiye Sweden.Ugu horayn waxaa shirka ku furay aayado […]